Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay xiisada ka aloosan Belad Xaawo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay xiisada ka taagan Magaalada B/xaawo ee gobolka Gedo ee u dhexeysa ciidamada Kenya iyo dadka degaanka. Xiisada ayaa salka ku heysa muran ka taagan halka la marinayo derbiga Kenya ka dhiseyso xadka Somalia gaar ahaan degmada B/Xaawo, iyadoo dadka degaanku sheegayaan in Kenya ay dooneyso … Continue reading Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay xiisada ka aloosan Belad Xaawo